Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidanka AMISOM oo Lix Kun lagu Kordhinayo


Shirkii Midowga Afrika ee lagu soo gababeeyey magaalada Addis Ababa ee Ethiopia ayaa waxyaahaha lagaga hadlay waxa ka mid ah kordhinta ciidanka AMISOM ee ka hawlgala Somalia.

Dhinaca kale, waxa shirka lagaga hadlay sida ay qaaraddu ula tacaali lahayd Maxkamadda Dambiyada Caalamig ah oo ay sheegtay in madaxda qaaradda ay si xun ula dhaqanto.

Wareysiyo arrimahaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:13:26 0:00
XS
SM
MD
LG