Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Fanaanka Max’ud X. Cali “Geywarrow”



Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa hal abuure Cabdixayi Cismaan Gaas iyo tixdiisa Dalxiis ee daltabyda ka hadleysa, iyo sidoo kale qaybtii koowaad ee wareysi xiiso leh oo aan la yeelanay fanaanka caanka ah ee Maxamuud Xaaji Cali “Geywarrow”

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

please wait

No media source currently available

0:00 0:23:13 0:00
XS
SM
MD
LG