Dekedda Magaalada Berbera ee Somaliland ayaa lagu sameeyay balaadhin ay ku baxday ilaa laba million oo dollar iyadoo lagusoo kordhiyay qaybo cusub oo la dhigi doono badeecadaha iyo koontaynarada.
Maareeyaha dekedaasi Eng. Cali Cumar Maxamed Xoor Xoor ayaa VOA u sheegay in ay waqtigan oo la galayo xiligii Aarafada ay sugayaa in ay dekeda ka dhoofaan xoolo ka badan kuwii sanadihii hore ka dhoofi jiray.
Wariyaha VOA-da ee magaalada Hargeisa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa maareeyaha kula kulmay magaalada Berbera waxaana uu ugu horeyn waydiiyay qaybaha ay balaadhinta ku sameeyeen.