Caweyska Washington waxaan idiin ku haynaa hooyo ku umushay goob tareenada laga raaco oo ku taal Washington iyo qeybtii u danbeysay ee wareysiga fanaanka Mursal Muuse iyo waliba tix uu tiranayo hal abuure Luqmaan oo ah tix dar-daaran ah oo loogu talagalay Ramadaanta.
Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.
Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.