Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciyaaraha: Guusha Mareykanka ee CONCACAF


Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha waxa aad guud ahaan todobaadkan ku maqli doontaan Koobka Kubadda Cagta ee CONCACAF oo ay wadamada la isku yiraahdo Woqooyiga Amerika ay ku baratamaan oo Mareykanku uu guleystay.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00
XS
SM
MD
LG