Mas’uuliyiinta magaalada Beledweyne ayaa sheegay inay qabteen nin lagu tuhumayo inuu ka dambeeyey dilkii Guddoomiye Ku Xigeenkii Maxkamadda magaalada Beledweyne Sheekh Xasan Cilmi Ciyow oo habeennimadii Axadda ay toogteen dad bastoolado ku huabysan.
Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan goor dhowayd nooga soo diray magaalada Beledweyne.
Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan goor dhowayd nooga soo diray magaalada Beledweyne.