Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland iyo Mucaaradka oo is Eedeeyey


Ururada siyaasadda ee Puntland ayaa ka hadlay dib u dhigistii lagu sameeyey doorashooyinkii Golayaash Deegaanka oo lagu waday inay maanta ka dhacaan Puntland balse uu dib u dhigay madaxweynaha Puntland Cabdiraxmana Maxamed Faroole kadib qalalaasihii ka dhacay magaalada Qardho shalay oo ay ku dhinteen afar qof.

Saciid Faarax Maxamed (Saciid Sanweyne) oo ah Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UDAD oo Ka mid ahaa Ururada Siyaasadda Puntland ee Qorsheynayay in uu ka qaybgalo Dorashooyinkii Deeganka, ayaa sheegay in qorsha-xumo siyaasadeed oo dhanka xukuumadda ka yimid uu keenay in lagu guuldaraysto sii wedista nidaamka xisbiyada badan ee Puntland.

Dhinaca kalena waxaa eedeymahaasi waxaa si kulul u beeniyey Maxamuud Caydiid Dirir, Wasiirka Warfaafinta Puntland. Wareysiyada labada mas'uul halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:12:58 0:00
XS
SM
MD
LG