Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gole Siyaasadeed oo Hargeysa lagaga Dhawaaqay


Magaalada Hargeysa waxaa maanta looga dhawaaqay Gole siyaasadeed oo la magac baxay “Golaha madaxa bannaan ee wadatashiga iyo toosinka qaranka” oo ay ku mideysan yihiin qaar ka tirsan siyaasiyiinta mucaaradka ku ah xukuumadda Somaliland.

Siyaasiyiintan ayaa maamulka madxweyne Axmed Siilaanyo ku dhaliilaya qaabka uu maamulay dhinacyada maaliyadda iyo waliba heshiisyada caalamiga ah.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.


please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00
XS
SM
MD
LG