Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Hiiraan oo Mamnuucay Lacag Been Abuur ah


WFP iyo Care oo laga mamnuucay Hiiraan
WFP iyo Care oo laga mamnuucay Hiiraan
Dhawaanahanba dadka ku dhaqan Gobolka Hiraan iyo agagaaraheeda ayaa si weyn uga cabanayay lacag shilling Somali ah oo been abuur ah oo si aad ah u dhex gashay suuqyada gaar ahaan magaalada Beledweyne.

Shalay ayaa maamulka Gobolka ay soo saareen go’aan ay ku mamnuucayaan lagactaasi, oo dhinaca kalena ay cabasho ka muujinayaan ganacsato sheegtay in lacagtaasi dollar looga bedeshay oo ay hantidooda tahay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00
XS
SM
MD
LG