Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Suuq Ganacsi oo Weyn oo Laga Furay Hargeysa


Suuq ganacsi oo laga furay magaalada Hargeysa, kaasi oo lagu magacaabo Deero Mall.
Suuq ganacsi oo laga furay magaalada Hargeysa, kaasi oo lagu magacaabo Deero Mall.
Somaliland waxaa maanta laga furay Suuqii Ganacsi ee ugu ballaarnaa kaas oo ku kacay illaa saddex Milyan iyo badh Suuqan Ganacsi ayaa lagu maacaabaa Deero Mall.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici ayaa xiraga ka jray furitaanka Deero Mall oo noqonayaa Mallkii ugu horeeyey nuuciisa ah ee laga furo magaalada Hargeysa.

Warbixinta oo uu magaalada Hargeysa nooga soo diray wariyaha VOA ee magaaladaas halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00
XS
SM
MD
LG