Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhakhtarka Weydii: Dr. Ra'isa Cabdi Boqorre


Barnaamijka Dhakhtarka Weydii ee toddobaadkan waxa marti ku ah Dr. Ra'isa Cabdi Boqorre oo qaabilsan xanuunada guud, kana hawlgasha cisbitaalka Cali Sabiix ee Djibouti.

Dhakhtaradda waxa su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00
XS
SM
MD
LG