Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Geeriada Fanaanada Maryan Cali Muudeey

Maryan Cali Muudey
Maryan Cali Muudey
Allaha u naxariistii waxaa Xalay Isbital ku yaala magaalada London ku geeriyootay fanaanada Somaliyeed iyo fanaanadii kooxda Iftin Maryan Cali Muudey.


Maryan ayaa mudooyinkii dambe ay hayeen xanuuno iyo cajis xagga caafimaadka ah .

Warbixin ku saabsan taariikh nololeedkeeda waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xassan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:27 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG