Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabdirisaaq: Federaalku Xal Uma Ahan Somalia


 Ra'iisul wasaairhii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
Ra'iisul wasaairhii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
Ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, ayaa sheegay in nimaadka federaalka aanu xal u aheyn Soomaaliya, waxa uuna dhaliilo u soo jeediyay dhinacyada Soomaalida oo uu sheegay inay qeyb ka yihiin mushkiladda ka taagan dalka.

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo haatan ku nool magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota ee dalkan Mareykanka, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda VOA waxa uu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dowladda Soomaaliya, dastuurka, iyo arrimaha Puntland iyo Jubbooyinka.

Wareysiga Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:25:14 0:00
XS
SM
MD
LG