Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Danjire Cabdullaahi M. Cali


Dowlada Federalka Somalia ayaa gaartey todobaadkii hore mid kamid ah guulihii ugu waa weynaa taniyo markii ay ka baxdey Kumeelgaarnimadii.

Haddaba furashada dowlada Britain ay dib uga furatey safaaradee magaalada Muqdisho, maxaa ay uga dhigantahay arintan dowlada Somalia?

Door intee la'eg ayey ka qaadankartaa dib u furista Safaaradan in xariirkii diblomaasiyadeed ee caalamka oo dib usoo noqda?

Dhamaan su'aalahasi waxaa ka jawaabaya Safiirka cusub ee Somalia Cabdullahi Max'med Cali (Sanboleeshe).

Qeybta hoose ka dhagayso Barnaamijka oo dhamaystiran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:19:09 0:00
XS
SM
MD
LG