Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Fanaanadda Hibo Maxamed (Q.5aad)


Hiba-nuura
Hiba-nuura
Barnaamijka Caweyska ee todobaadkan waxaan idinku haynaa, Fanaanka C/raxmaan Aw-koombe oo muqdisho ku laabtay 25 sano ka dib, Dhallinyarada qurbaha ku nool ee wali haysta dhaqankoodii hooyo iyo kuwa dhaqanka ka tagay oo isu gar dhiganaya, iyo
qaybtii 5aad ee wareysiga Hiba Maxamed.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:15 0:00
XS
SM
MD
LG