Barnaamijka Qurbe ee todobadkan waxaan ku soo qaadaneynaa Nolosha Soomalida ku nool dalka Angola iyo caqabadaha ka horyimaada marka ay dalkaasi galayaan.
Wadanka Angola oo ka mid ah wadamada Africa ee ka soo kabanaya dagaalada sokeeya ayaa waxaa maciin biday oo ku nool dad badan oo Soomaaliya oo nolo doona.
Dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ayaa lagu qiyaasaa 2500 ilaa iyo 3000 oo qof. waxaana gelitaanka wadanka Angola ay dadku kala kulmaan dhibaato baaxad leh.
Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.