Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Shirkii Garsoorka oo la soo Xiray


Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud ayaa galabta si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu soo gabagabeeyey shirweynaha qaranka ee eib u habeynta garsoorka oo socday muddo shan casho ah. Shirkan ayaa waxaa ka soo baxay war murtiyeed ka kooban dhowr iyo toban qodob.

Dhanka kale ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub ugu qaabilsan Somalia Michele Cervone d'Urso, safiirka Talyaaniga ee SomaliaAndrea Mazzella, safiirka Britain Matt Baugh, iyo safiirka Sweden Mikael Lindvall, waxay hambalyo ku aaddan qabsoomidda shirweynaha arrimaha garsoorka u direen dowladda federalka ee Somalia.

Warka gabagabada shirka halkan ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:32 0:00
XS
SM
MD
LG