Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Amniga Muqdisho


Magaalada Muqdishu waxaa ka hawlagala ciidamada nabasugidda, kuwa booliiska iyo waliba ciidamo kale oo gaar ah oo dawladdu leedahay. Waxaa shaqeeya dhammaan saldhigyada booliiska ee magaalada, haddana waxaa muuqata in amnigu debecsan yahay iyadoo magaalada ay kusoo laabanayaan kumananaan kun oo qof oo ka imanaya gudaha iyo dibedda oo isku hallaynaya amniga magaalada.

Toddobaadkii horena laba qarax ayaa ka dhacay magaalada Muqdishu kuwaasi oo ay ku dhinteen 10 qof, in ka badan 10 kalena ay ku dhaawacmeen. Haddaba maxaa ka qaldan amniga Muqdishu, sidee ayaase lagu hanan karaa amni buuxa?

Warbixin ka hadlaysaa arrimahaas halkan hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:12:19 0:00
XS
SM
MD
LG