Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qurbe: Maxamed Xuseen Gaas


Barnaamijka Qurbe ee todobaadkanna waxaa marti ku ah Maxamed Xuseen Gaas oo Bare ka ah Qaybta Daraasaadka Caalamiga ah ee Jaamacadda Norwegian University For Life Sciences, oo dhawaan ku guuleystay Abaal-marinta Top 10 ee dalka Norway.

Abaal marintan uu Maxamed Gaas ku guuleystay ayaa ah mid sanad leh oo la gudoonsiiyo toban qof oo ku nool dalka Norway, kuwaasi oo dhinacyada kala duwan ee nolosha hormar ka sameeyey, asalkowadanka Norway oo dalka ku yimid qaab shaqo ama qaxootinimo.

Barnaamijka oo dhan halka hoose ka dhaqayso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:57 0:00
XS
SM
MD
LG