Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Dhaqaalaha iyo Nolosha California


Gobolka California oo Ku yaala xeebta Galbeed ee dalkan Maraykanka kulaalana badda Baasifigga waa Gobolka ugu dadka badan dalkan, isla markaana waa mid ka mid ah gobolada ugu dhaqaalaha badan.

Hase yeeshee dhinaca kale waxaa gobolku ku jiraa dhaqaale xumo iyo miisaaniyaddisii oo si weyn isku dhintay.

Sahra Ciidle Nuur oo ka tirasan VOA, ayaa dhawaanta ka soo laabatay booqasho ay ku tagtay magaalooyin dhowra oo ku yaala gobalka California, warbixintan ay nooga diyaarisayna halkan hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:11:00 0:00
XS
SM
MD
LG