Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Gaar ah Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle


Djibouti president
Djibouti president
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa difaacay natiijada doorashada baarlamaanka ee dhowaan ka dhacday dalka Jabuuti oo kuraasta badankeeda ay heleen isbahaysiga talada haya ee UMP.

Waraysi khaas ah oo uu siiyey idaacadda VOA ayuu ku sheegay in doorashadu u dhacday si sax ah waxana uu beeniyey eedaha ka soo yeedhay dhinaca mucaaradka ah ee ah in lagu shubtay.

Madaxweyne Ismaacuul Cumar Geelle ayaa sheegay in labada isbahaysi ee mucaaradka ah heleen 10 kursi oo ka mid ah 65ka kursi ee baarlamaanku ka koban yahay.

Waxa uu sheegay inuusan waxba ka qabin in mucaaradku ay ka qaybqaataan dawladdiisa sida uu hadalka u dhigay haddii ay la yimaadaan “niyad wanaag”.

Waraysigan oo dhammaystiran oo uu la yeeshay Haaruun Macruuf hoos ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:22:08 0:00
XS
SM
MD
LG