Xafiiska Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Arrimaha Gargaarka ee Soomaaliya, ayaa qorsheynaya balaarinta hawlaha ay ka wadaan gudaha Soomaaliya.
Mr Justin Brady oo ah madaxa xafiiska OCHA ee Soomaaliya, ayaa VOA u sheegey in hawlgaladooda gudaha dalka ay saamixi doonaan in dad badan gargaar loo fidiyo.
Boqolaal qoys oo Soomaaliya oo ku sugnaa xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya, ayaa dib ugu laabatay deeganadii ay markii hore ka soo barakaceen iyadoo ay jirto baahi ay u qabaan in la gaarsiiyo gargaar bini aadminimo, dib u dejinna loo sameeyo.
Wareysiga Mr. justin Brady halka hoose ka dhageyso.