Baraf wata dabaylo xooggan ayaa ku dhuftay gobollo ku yaalla waqooyi bari Maraykanka. Barafkan ayaa saameeyay kumannaan kun oo qof.
Sawirro: Barafka ku Dhuftay Maraykanka
1
Nin baabuurkiisa ka dajinaya baraf ku da'ay
2
Haweenay baabeerkeeda ka qodeysa baraf ku habsaday.Portland, Maine. (AP Photo/Robert F. Bukaty)
3
Haweenayn lugeynaysa dhul uu baraf badan ku daatay magaalada Boston, Massachusetts.
4
Nin ag maraya baabuur uu baraf qariyay, koonfurta Boston. (AP Photo/Charles Krupa)