Baraf wata dabaylo xooggan ayaa ku dhuftay gobollo ku yaalla waqooyi bari Maraykanka. Barafkan ayaa saameeyay kumannaan kun oo qof.
Sawirro: Barafka ku Dhuftay Maraykanka
5
Dhalinyaro ku ciyaaraysa garoon uu baraf buuxdhaafiyay. Pelham Manor, New York.
6
7
Barafka ka da'ay waqooyi bari Maryakanka.
8
Sawir muujinaya barafka iyo dabeylaha is-wata ee ka da'ay waqooyi-bari Maraykanka.