Barnaamijyadan oo saddex qeybood ah ayaa ka hadlaya doorashada Golaha Deegaanka Somaliland oo 28ka bishan November ka bilaabanaysa Somaliland. Doorashada ayaa waxa ku tartamaya 7 urur siyaasadeed iyo 3 xisbi, iyada oo ay ka hirgali doonto 21 degmo oo ka mid ah 23 degmo oo Somaliland ka jira.
Marka natiijada la shaaciyo waxa soo hari doono 3 xisbi oo jiri doona 10-ka sano ee soo socda inta doorasho kale oo ururo cusubi ka qeyb galaan laga qabanayo.
Q-1aad ee barnaamijka hoosta ka dhageyso.
Qeybta 2aad ee barnaamijka oo ka hadlaysa kaalinta dhalinyarada ee doorashooyinka hoosta ka dhageyso.
Qeybtan 3aad oo ah tii ugu danbeysay ee barnaamijka ayaa ka hadlaysa doodaha iyo aragtiyaha la xiriira doorashada iyo saameynta amni iyo dhaqaale ee ka dhalata. Halkan hoose ka dhagayso.