Iyada oo uu wali socdo banaanbixii qaar ka mid ah dadka reer Masar ay ka wadeen fagaaraha Taxriir ayaa Golaha Sare ee Garsoorka Masar uu isna diiday wareegtada cusub.
Hase yeeshee, Madaxweynaha iyo taageerayaashiisa ayaa ku doodanaya in dadka ka soo horjeedaa ay yihiin dadkii taliskii hore la shaqeynayey oo iyagu ku dhuumanaya hanaankii hore ee garsoonka ee ilaalinaya dad badan oo kacaankii dambi ka galay, loona baahan yahay in dib loo xisaabiyo.
Warbixin iyo wareysi arrintaas ka xiriira hoosta ka dhageyso.