Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xeerka Cusub ee Sirdoonka Somaliland oo la Diiday


Hargeysa: Heshiiskii Ceel Bardaale oo la Saxiixay
Hargeysa: Heshiiskii Ceel Bardaale oo la Saxiixay
Dr. Maxmed Cabdi Gaboose oo horay u ahaa wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, haddana ah Madaxa ururka UMMADDA ee Somaliland ayaa xeerkan ku tilmaameen mid hay'addan siinaya awood xad-dhaaf ah isla markaana ka dhigaya in faaf-reeb lagu sameeyo saxaafadda, sidoo kalena ay xidhi karaan ama hayn karaan ciddii ay ka shakiyaan iyaga oo aan u baahnayn maxkamad.

Wareysi dhameystiran oo arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00
XS
SM
MD
LG