Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halkan kala Soco Natiijooyinka Doorashada

Gobollada qaarkood ayaa goobaha codbixinta goor dhaweyd la soo xiray waxaa soo baxaya natiijooyinka qaarkood. Halkan kala soco natiijooyinka doorashada.


Codadka Guud ee ilaa iyo hadda la tiriyay ama hor dhaca ah ayey labada musharax kala heystaan

Romney - 76
Obama - 64

Alabama

Alabama

Waaxaa ku guuleystay Romney wuxuu helay 9 cod


Gobolada ilaa iyo hadda labada murashax ay ku kala guuleysteen waxaa ka mid ah

ROMNEY:

Kentucky
West Virginia
Indiana
South Carolina
Oklahoma
Georgia
Tennessee
Alabama


OBAMA:

Vermont
Illinois
Connecticut
Maine – 3 electoral votes projected
District of Columbia
Delaware
Rhode Island
Maryland
Massachusetts

Waxeyna kala heystaan

Romney - 76
Obama - 64

Oklahoma

Oklahoma
Waxaa ku guuleystay Romney waxuu helay 7 cod


Georgia

Georgia

Waxaa ku guuleystay Romney waxuuna helay 16 cod

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG