Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halkan kala Soco Natiijooyinka Doorashada

Gobollada qaarkood ayaa goobaha codbixinta goor dhaweyd la soo xiray waxaa soo baxaya natiijooyinka qaarkood. Halkan kala soco natiijooyinka doorashada.

Waxaa soo baxaya natiijooyinka gobollada qaarkod ee doorashada madaxtinimada Maraykanka.

Mitt Romney ayaa ku guuleystay Kentucky, Indiana
Obama ayaa isna ku guuleystay Vermont.

Romney
19 Cod

Obama
3 Cod


Musharraxa ku guuleysanaya doorashada waa inuu helaa 270 cod.

West VirginiaWest Virginia

Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Mitt Romney ayaa ku guuleystay gobolka West Virginia, waxuuna ka helay shan cod

Romney - 24
Obama - 3

Massachusetts

Massachusetts
waxaa ku guuleystay Obama waxuuna ka helay 11 cod


Rhode Island

Rhode Island
waxaa ku guuleystay Obama
4 cod ayuu helay


Delaware

Delaware
waxaa ku guuleystay Obama waxuu helay
3 cod


Washington, DC

Washington, DC
waxaa ku guuleystay Obama waxuu helay

3 cod


Maryland

Maryland
waxaa ku guuleystay Obama waxuu helay

10 cod


Maine

Maine

waxaa ku guuleystay Obama waxuu helay

4 Electoral Votes Obama


Connecticut

Connecticut
7 Electoral Votes Obama


Illinois

Illinois
20 Electoral Votes Obama

Tennessee

Tennessee
Waxaa ku guuleystay Romney waxuu helay 11 cod

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG