Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: General Cabdullaahi Xasan Bariise


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Afhayeenka Ciidanka Booliiska ee Somalia oo ka hadlaya tababar ciidan booliis dhowaan Muqdisho loogu soo xiray .

General Bariise waxa kale oo uu ka jawaabi doonaa su'aalo ay dhageystayaasha Idaacadda VOA ka weydiinayaan xaaladaha ammaanka ee xiligan ka jira Muqdisho iyo meelo kale oo ka mid ah Somalia.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:20:57 0:00
XS
SM
MD
LG