Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysiyo La xiriira Xukunkii Minnesota Ka Dhacay


 Mahamud Said Omar
Mahamud Said Omar
Maxkamad ku taala Gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka ayaa ku heshay Maxamud Sayid Cumar oo ka mid ah Soomalida gobolka deggan 5 dambi oo argagixiso oo ay ku jireen inuu gacan ka geystay in dhalinyaro gobolka ka tagay ay ku biiraan kooxda Al-shabab ee Somalia.

Maxamud Cumar waa 46 jir.

Harun Macruf ayaa hadaba xukunkaasi ka wareystay Xeer Ilaaliyaha Gobolka Minnesota, Todd Jones. Wareysigaasi oo ay inoo koobayaan Maxamed Colaad Xassan iyo Cabdullah i Nuur Kolombo, Waxuu Harun ugu horeyn weydiiyay Todd Jones inuu ka hadlo xukunka ku dhacay Maxamud Sayid Cumar.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00

Dhinaca kale Harun Macruf ayaa sidoo kale ka wareystay xukunkaasi Maxamed Sayid Cumar oo la dhashay Ninka dambiyada lagu helay ee Maxamud Sayid Cumar, waxuuna ugu horeyn weydiiyay si ay u arkaan go’aanka ay maxkamaddu Gaartay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:41 0:00
XS
SM
MD
LG