Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nin Somali Ah Oo Lagu Helay Dambi Argagixisanimo


Supreme Court Affirmitive Action
Supreme Court Affirmitive Action
Maxkamad ku taala Gobolka Minissotta ee dalkan Mareykanka ayaa ku heshay Maxamud Saciid Cumar oo ka mid ah Somalida gobolka deggan dambi ah inuu gacan ka geystay in dhalinyaro gobolka ka tagay ay ku biiraan kooxda Al-shabab ee Somalia.

Cumar , oo 46 jir ah oo ka mid ah Somalida ku nool Magaalada Minneapolis ee gobolkaasi ayaa lagu helay dhamaan shantii eed ee loo heystay.

warbixin ku saabsan arintaas halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:32 0:00
XS
SM
MD
LG