Shir uu maanta yeeshay ayaa Baarlamaanka Somalia uu Madaxweynaha kaga codsaday inuu Baarlamaanka horkeeno Ra'iisal Wasaraaha cusub ee Somalia, mudane Cabdi Faarax Shirdoon si kalsooni loo siiyo.
Afhayeenka Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay in arrintan loo sameynayo si loo dedejiyo hawlaha xukuumadda Somalia, maaddaama ay baahi badan oo adeegyadii dadka la siin lahaa ay jirto.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.