Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynayaasha Somalia iyo Uganda oo Kulmay


AMISOM
AMISOM
Madaxweynayaasha Somalia iyo Uganda, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Yuweri Muzaveni ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Kampala waxay uga hadleen doorka ciidamada Uganda ee howlgalka AMISOM iyo waliba sida ciidamo dheeraad ah loogu heli lahaa gobollada badan ee dhawaan laga saaray ururka al-Shabaab.

Safiirka Soomaaliya ee Uganda, Sayid Axmed Sh. Daahir ayaa VOA u sheegay in kulanka labada madaxweyne si weyn looga hadlay amniga iyo sidii dib loogu dhisi lahaa cidiamadii Soomaaliya.

Safiirka Soomaaliya ee Uganda, Sayid Axmed Sh. Daahir ayaa VOA uga waramay kulankaasi.
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:52 0:00
XS
SM
MD
LG