Maqaayaddii bishii hore lagu dilay dad 20 qof ku dhow oo ay sadex ka mid ah wariyeyaal ahaayeen ayaa dhawaan dib loo furay, iyadoo amaankeeda la sugayo.
Maqaaxida ayaa lagu arkayay qaar ka mid ah wariyeyaasha Magaalada Muqdisho oo saaxibadood isla goobtaas ku waayay bilk a hor, hase yeeshee isbedelka dhinaca amaanka ee lagu sameeyay maqaaxida awgiis ku dhiiraday inay marka kale halkaasi tagaan.
Wariyeheena Muqdisho Senab Abukar oo booqatay Maqaaxida ayaa warbixintan nooga soo dirtay.