In ka badan 300 oo askari oo ka socda Djibouti ayaa maanta gaaaray magaalada Beledweyne. Ciidankan ayaa ka soo gudbay xadka dhinaca Ethiopia waxayna wateen 50 baabuur.