Daahir Rayaale, madaxweynihii hore ahna guddoomiyaha UDUB ayaa diiday go'aanka guddiga diiwaangelinta ay ku hor-istaageen labada musharrax ee xisbiga UDUB ay u xusheen madaxtinimada.
Arrintan ayaa labada dhinac muran weyn ka dhex-dhalisay. Talaabadda uu guddigu ku diiday musharrixiinta xisbiga ayaa noqonaysa tii ugu horreysay ee uu guddigu qaado.