Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Dastuurka: Qeybtiisii u Dambeysay


Barnaamijka Maantu waxa uu soo koobayaa waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee lagu soo qaaday 18kii ka maanta ka horeeyey, oo ah kii 19aad ee ugu dambeeyey.
Qeybtan maanta waxa marti ku ah Wasiirka Dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo dhowr mar oo horena kasoo qeyb qaatay. Sidoo kale waxa jira dadweyne su'aalo weydiinaya Wasiirka, halka kuwo kalena ay ra'yigooda ka dhiibanayaan barnaamijka iyo sida diyaariyey.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:32:16 0:00
XS
SM
MD
LG