Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamanka Cusub oo Maanta Markii 2aad Kulmay


Dhinaca kale Beesha caalamka oo ay ka mid yihiin waddamada Maraykanka, Biritan iyo weliba Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyey tallaabada ay shalay horey u qaadday Soomaaliya ee lagu soo af-jaray xilligii ku meelgaarka ahaa.

Wefdi diblomaasiyiin caalami ah ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynaha Somalia Shariif Sheekh Axmed iyo gudoomiyaha ku meelgaarka ah ee baarlamanka Gen: Muuse Xassan Cabduule.

Kulankaasi ka dib ayey shirjaraa’id qabteen warbixin uu wariyeheena Ibrahim Xassan dandurey nooga diyaariyay halka hoose ee qoraalka ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:07 0:00
XS
SM
MD
LG