Magaalada Caynaba ee ka tirsan Gobolka Sool ayaa maanta kulan ku dhex maray Somaliland iyo Wefti uu horkacayo Saleebaan Ciise Xaglatoosiye Guddoomiyihii ururka SSC, labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo la xidhiidha Xiisadaha colaadeed ee ka taagan magaalada Buuhoodle.