Jamaal Cali Xuseen oo ka tirsanaa Xisbiga UDUB ayaa hadda ku soo biiray UCID, isla markaana noqonaya murashaxa madaxtinimo ee Somaliland.
Waa talaabo xiiso badan u yeelatay dadka arrimaha siyaasadda daneeya.
Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.