Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlayey furitaanka goob waxbarasho oo ku taalla Muqdisho, ayaa si gaar ah u taabtey xaaladaha ka taagan Somaliland, gobollada Jubbooyinka iyo arrimo kale. Faahfaahin
Koox Xildhibaanno ah oo ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya, ayaa maanta ku cawdey in ciidamada nabadsugiddu ay ka hor istaageen kulan ay doonayeen inay ku qabtaan mid ka mid ah hoteelada magaalada Muqdisho. Faahfaahin
Barnaamijka Caweys Washington waxaad todobaadkan ku maqli doontaan Q. 2-aad ee wareysi xiiso badan oo aan la yeelanay Fanaanka Cabdinuur Aadan Daljir, iyo dabcan sheekooyinkii xiisaha lahaa ee aad Barnaamijka uga barateen. Faahfaahin
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Cali Cabdi Ciise, oo ah madaxa Xarunta Daraasaadka Dhaqaalaha iyo Siyaasadda ee Geeska Afrika (HESPI) oo saldhigeedu yahay magaalada Addis Abba ee Dalka Ethiopia. Faahfaahin
Somaliland ayaa maanta u dabaaldegtay sannad-guuradii 22aad ee ka soo wareegtay markii ay ku dhawaaqdey inay ka go’dey Soomaaliya inteeda kale. Faahfaahin
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqli doontaan salaamaha ay asaxaabtu isu diraan, dhalashada, aroosyada iyo heeso macaan oo kala duwan. Faahfaahin