Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Muxuu orodyahan Cabdi Nageeye ka yiri guulihii uu gaaray?


Abdi Nageye
Abdi Nageye

Abdi Nageeye waa oradyahan u orda dalka Holland balse asalkiisu Soomaali yahay, waxa uu hore ugu guulaystay billada qalinka ah ee ciyaarihii Olympikada-ka aduunka ee sanadkii 2020 lagu qabtay magaalada Tokyo ee dalka Japan.

Sidoo kale waxa uu bishan markii labaad dhigay diiwaan ama record cusub oo ah tartarnka Rotterdam Marathon ee dalkaasi Holland.

Waraysi gaar ah oo uu siiyay VOA ayuu kaga waramay hayaankiisii orodka iyo waxa uu hada hiigsanayo.

Waraysigan oo uu la yeeshay Abdihakin Shirwac ayuu ku bilaabayaa sida uu kusoo bilaabay tartanka orordka.

Dhageyso Wareysiga Cabdi Nageeye
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:53 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG