Ciidamada hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA iyo kuwa Booliska ayaa howlgallo ay shalay iyo habeen hore ka ka fuliyeen magalada Muqdisho kusoo qabtay kooxo 'burcad' ah, hub, rasaas, waxyaabaha laga sameeyo qaraxyada iyo maandooriye, sida ay qortay warbaahinta dowladdu.