Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Walaaca laga qabo masaafurinta uu ku hanjabay Trump


Samakab Hussein
Samakab Hussein

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobkaadkan ku saabsan yahay walaaca ay muhaajiriinta Soomaalida ee Mareykanka ku sugan, islamarkaana an sharciga haysan ay ka qabaan in dalka laga masaafuriyo marka uu xukunka la wareego madaxweynaha la-doortay Donald Trump. Waxaa marti ku ah xildhibaan Samakab Hussein oo ka tarsan Golaha Sharci-dejinta gobolka Minnesota.

Waxaa nala socodsiinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka: Walaaca laga qabo masaafurinta uu ku hanjabay Trump
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:11 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG