Warbixin: Doorka Carabta ee Soomaaliya

Machadka daraasaadka Heritage ee fadhigiisu yahay Soomaalida, ayaa soo saaray warbixin caalami ah oo ku saabsan doorka dalalka carabta ee arrimaha Soomaaliya.

Machadka daraasaadka Heritage ee fadhigiisu yahay Soomaalida, ayaa soo saaray warbixin caalami ah oo ku saabsan doorka dalalka carabta ee arrimaha Soomaaliya.

Warbixintan oo uu qoray Dr. Cabdulqaadir Macallin Maxamed Geedi, ayaa waxa ay si gaar ah u faaqideysaa kaalintii carabta ee bur-burkii Soomaaliya, waxaana ay is-weydiineysaa saddex su’aal oo muhiim ah.

1 - Maxay tahay kaalintii carabta looga baahnaa xilligii bur-burka Soomaaliya?
2 - Sideed ayay dalalka Ccarabta ay u dhaqmeen, una wajaheen arrimaha Soomaaliya?
3 - Marxaladda hadda la marayo iyo kaalinta dalalka carbeed.

Haddaba, jawaabihii kasoo baxay saddexdaad su’aal kadib cilmi-baaristii la sameeyey, ayaa wariyaheena Xuseen Barre Aadan, waxa uu ka wareystay Dr. Cabdulqaadir.

Your browser doesn’t support HTML5

Kaalinta Carabta ee Soomaaliya