Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Ukraine

Ukraine Invasion

Ukraine Invasion

Waxaa sii kordheysa cabsida laga qabo in ciidamada Ruushka ee ka dagaalamaya Ukraine ay bartilmaameedsan doonaan qeyba kale oo ka mida adeegyada bulshada iyo in ay duqeyn aanan loo aabo-yeeleynin ay geystaan.

Arrintan ayaa loo sababeynayaa maadaama ay ciidamada difaacaya Kyiv ay xoojiyeen difaacooda oo dib aanan loo riixin wali, inkastoo Kremlin-ku xoojiyey weerardooda caasimada Ukraine.

Warbixin uu VOA usoo dreay Jaime Dettmer waxaa soo jeedineysa heysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu danbeeyay ee duullaanka Russia ee Ukraine