Ahmiyadda Ciidanka UK u Direyso Somalia

Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa waraystay Cabdiwali Garaad oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya isagoo ku sugan magaalada Birmingham ee dalka Britain.

Dowladda Britain ayaa ciidamo u diraysay Soomaaliya iyo Suudaanta Koonfureed, si ay gacan uga geystaan howl-gallada nabad ilaalineed ee halkaas ka socda.

Ra’iisul Wasaraaha Britain David Cameran ayaa hadalkan ku dhawaaqay, waxaana la filayaa inuu maanta magaalada New York faahfaahin dheeraad ah ka bixiyo.

Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa waraystay Cabdiwali Garaad oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya isagoo ku sugan magaalada Birmingham ee dalka Britain.

Hoos ka dhageyso wareysiga

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Cabdi Weli Garaad