Galka Baarista: Sida ay u dhacday codeyntii doorashada madaxweynaha

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu maanta ku saabsan yahay doorashadii madaxweynaha ee dhacday 15-kii May 2022 ee uu ku guuleystay Xasan Sheekh Maxamuud.

Barnaamijka ayaa eegaya sida ay ku timid guusha Xasan Sheekh iyo guuldarrada Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo sida guud ee ay xildhibaanada u codeeyeen.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Sida ay u dhacday codeyntii doorashada madaxweynaha