Fanaaniinta Xiran oo loo Diiday Booqashada

Xidigaha Geeska

Guddoomiyaha kooxda Xidigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax, ayaa sheegay in Somaliland ay diiday in xabsiga lagu booqdo fannaaniinta xiran, loona diiday in cunto loo geeyo.

Guddoomiyaha kooxda Xidigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax, ayaa sheegay in Somaliland ay diiday in xabsiga lagu booqdo fannaaniinta xiran, loona diiday in cunto loo geeyo.

Waxa uu sheegay in fanaaniintan aysan ahayn shaqaale dowladeed,

“Dastuurka Somaliland melena ugma qorna in tegitaanka Muqdisho ay tahya dambi” ayuu yiri Laabsaalaax.

Dhinaca kale Jamaal Cali Xasan oo ka tirsan xisbiga mucaaradka UCID ayaa canbaareeyey xadhiga fannaaniinta kuna baaqay in la sii daayo.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaheena Barkhad Kaariye.​

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Xariga Fannaaniinta